Long-Term vs Short-Term Investing

Long-Term vs Short-Term Investing

HORDHAC

Malgashigu waa mid ka mid ah habbaka ugu wanagasan ee lagu kobcin karo hantida iyo lagu gari karo xoriyd dhaqale. Dad badan aya maanta fahamsan muhiimdda ay ledahay in lacagta la maalgaliyo halki ay si an fa’iido lahayn ugu jiri lahayd akoon ama meel kale oo aan wax fa’ido ah ka soo kordhin. sikstaba ha ahate marka qofku bilabo malgashi, wuxu la kulma su’al muhiim ah: malagashiga muddada dheer (long-term investment) mise malagashi muddada gaban (short-term investment)?


Labdan nooc ee malagashigu waxay leyihiin fa’iidoyin iyo caqabado u gar ah. qaar ka mid ah maalgashadayasha waxay door bidan inay lacagta ku hayan sannado badan si ay uga fa’idaystan koboc joogto ah, halka kuwa kale ay radiyaan fa’iido degdeg ah iyago si joogto ah u ibsanaya una ibinaya hantida ay maalgelinayaan.
maqaalkaan waxaa si qoto dheer ugu eegaynaa farqiga u dhaxeeya short-term iyo long-term investment faaiidooyinkooda, qasaarahooda iyo sida aad u dooran karto habka kugu haboon.

waa maxay long-term investment ?

Long-term investment wa istaratijiyad malgashi oo qofku ku hayo hantidisa muddo dheer , badanaa 5 sano ama ka badan.
Ujedada ugu weyn waa in laga fa’idayasto koritaanka qiimaha hantida muddo dheer iyo fa’idoyinka isku-darka dakhliga (compound growth).
Tusaalooyinka long-term investment waxaa ka mid ah:

  • Samyada Shirkadaha waaweyn.
  • ETFS.
  • Hantida ma-gurtada ah.
  • Sanduuqyada Malagashiga.
  • ganacsiyada mudada dheer la kobcinaya.

Malagashadayasha mudda dheer waxay inta badan iska indho-tiraan isbeddellada malinlaha ah e suuqa.

Faa’iidooyinka long-term investment

1. Koboc joogto ah

taarikh ahaan, suuqyada maaliyadeed waxay mujiyen koror muddo dheer ah inkastu ay jiraan hus-u-dhacyo ku-meel-gar ah.
qofka dulqaadka leh wuxuu ka fa’idayasan kara kobocas.

2.KHatarka yar


Muddada dheer waxay yarayn karta sameyanta isbeddellada degdegga ah e suuqa.
Hus-u-dhac ku yimada suuqa hal sano ma sameeyo qofka qorhseenaya innu malgashigiisa haayo 10 sano ama ka badan.

3.Waqti yar baa lagu bixiyaa


Long Term Investment Uma Bahna Inad Suuqa La socoto Maalin kasta.
Tani waxay ku habboon tahay dadka mashquulka badan.

4.Compound growth


mid ka mid ah awoodaha ugu waweyn ee maalgashiga mudda dheer waa fa’idada isku-darka ah.
Marka fa’iidadada dib loo maalgeliyo, lacagtadu waxay bilabaysaa inay si xawli ah u korto sannadba sannadka ka dambeya.

caqabadaha long-term investment

1.Dulqaad Badan Aya Loo Bahan Yahay


Dad Badan waxay Jecel Yihiin Natiijooyin Degdeg Ah. ong-term investment wuxuu u baahan yahay sugitaan dheer.

2.LACAGTU WEY XIRMI KARTAA


Waxa laga yabaA inadan si degdeg ah u heli karin laCagtaAda haddi aad si bUuxda ugu Xirtay maAlgashi muddo DHEER ah.

3.sUUQU WUXUU MARI KARAA HOOS U DHAC

INKASTOO MUDADA DHEER BADANAA fa’ido lEEdahay, hadna WAXAA jiri karA WAQTIYO SUUQA HOOS u DHACO.

WAA MAXAY short-term investment for ?


Short-term investment wAa hab maAlgashi u Qofku ku hayo hantidisa muddo gAaban, sida maAlmo, toddobAadyo, bilo, ama ugu badnan DHOWR sano.
UjEEdada ugu weyn waA in laga fa’idayasto isbeddellada degdegga ah eE Qiimaha hantida.
TusAalOyinka WAXAA kA mid ah: .

  • Day trading.
  • Swing Trading.
  • Cryptocurrency trading.
  • the Forex market Trading.
  • SamiYAda GaAGAAban.

MaAlgasadayasha mudda gaban WAXAY si joOgto ah ula soCdAan SUUQA.


Faa’iidooyinka short-term investment

1.Fa’iido degdeg ah


Fursdaha QAARKOOD waxay kuu oggolanayan inad fa’iido hesho muddo gaban gudahEEd.

2.LaCagta si degdeg ah ayAa loo heli kara


Malagashiga Mudda Gaban BadnAa WuXUU LEeyAhay Darere Sare (Liquidity).
Tani WAXAY kUU sahlaysAa inaAd lacagtada si fudud ula boxdo.

3.Fursado Badan


SuuQa WUXUU MaAlin Kasta Abura Fursado Cusub. QOFKA Qibradda leh wuxUu ka FAaraidaysan isbeddeladas.

4. Xakameyn dheeraad ah

Maalagashaduhu wuxuu awood u leyahay innu si joogto ah ula socdo malagashigisa oo uu go’anno degdeg ah qaato.


caqabadaha short-term investment

Isbeddellada degdegga ah ee suuqa waxay keeni karaan khasaaro weyn.

2. Waqti Badan Ayaa Loo Baahan Yahay

Waxaad u baahan tahay inaad suuqa si joogto ah ula socoto.

3. Cadaadis Maskaxeed

Kor u kaca iyo hoos u dhaca joogtada ah waxay abuuri karaan walwal.

4. Khibrad Sare Ayaa Loo Baahan Yahay

Ganacsiga muddada gaaban wuxuu u baahan yahay aqoon farsamo iyo faham qoto dheer oo suuqa ah.

Farqiga U Dhexeeya Long-Term iyo Short-Term Investing

 QodobLong-Term InvestingShort-Term Investing
Muddada5 sano ama ka badanMaalmo ilaa bilo
KhatartaDhexdhexaad ilaa hooseSare
Faa’iidadaKoboc joogto ahFaa’iido degdeg ah
Waqtiga loo baahan yahayYarBadan
Cadaadiska maskaxeedYarSare
DulqaadkaAad muhiim u ahKa yar

Kee Kuugu Habboon?

Doorashada ugu fiican waxay ku xiran tahay xaaladdaada.

Long-Term Investing wuxuu ku habboon yahay haddii:

  • Aad rabto koboc waara.
  • Aad leedahay dulqaad.
  • Aadan rabin inaad suuqa maalin kasta la socoto.
  • Aad qorshaynayso hawlgab ama hanti urursi.

Short-Term Investing wuxuu ku habboon yahay haddii:

  • Aad leedahay waqti badan.
  • Aad diyaar u tahay khatar sare.
  • Aad leedahay aqoon suuqeed.
  • Aad raadinayso faa’iidooyin degdeg ah.

Istartijiydda Ugu Wanagasan
Malgashadayaasha badan oo Gulayastay ma doortan hal dhinac oo keliya.
waxay isku daraan:

  • 80% long-term investment.
  • 20% short-term investment.
    Habkani Wuxuu Sinaya:
  • Xasilooni mudo dheer.
  • fursado fa’iido degdeg ah.
  • kala -duwanaansho Maalgashi.

Khaladadka Ugu Waweyn Ee Laga Galo Maalgashiga

1.Go’aano aan dareen ku dhisneyn


cabsi Iyo Damac Badan Aaya Sabbi Kar Khasaaro.

2. Aqoon la’an

Maalgelinta lacag adigoon wax baran waa khatar wayn.


3 deegaanka suuqa laraaco

Dad Badan waxay Ibsadan Hanti Marka ay qaali Noqoto oo ay iIbiyan Marka Aye qiimahidu Hus U Dhaco.

4. Dylqaad la’an


Malgshadayal Badan ayaa ka quusta kahor inbta aysan Gaarin Natijoyinka ay rabaan.


Gunaanaad


long term investment iyo short term investment labaduba waa habab sharci ah oo lagu kobcin karo hantida. Long term investing wuxuu ku habbona yahay dadka doonaya koboc wara iyo khatar yar, halka Short term Investing uu ku habboon yahay dadka diyaar u ah khatar sare si ay u helaan faa’iidooyin degdeg ah.


Doorashada ugu fiican waxay ku xiran tahay yoolkaaga dhaqaale, heerka aqoontaada , iyo dulqaadkaga. Dad badan ayaa guul ku gara iyagoo isku dara labada hab si ay uga fa’idaystan fa’iidooyinka mid kasta

.
Ugu dambayan, malagashiga ugu wanaagsan waa kan ad fahamto, aad qorsheyso , isla markaana aad si jogto ah ugu deganaanto muddo dheer.

Comments

No comments yet. Why don’t you start the discussion?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *