HORDHAC Dunida maanta wey isbeddeshay. waxad Hadda Arki Karta In Dad Badan Oo Addunka Ka Su Jeeda Ay Lacag Badan Ka Sameyan Iyaga u ibinaya waxyabo aan la taaban karin,…
Noloshu mar walba ma u socoto sida aan u qorsheeno. Mararka qaar waxaa dhici kara xaalado lama filaan ah sida shaqo lumis, xanuun degdeg ah, dayactirka gaari ama guriga, ama…