Hordhac
Dad badan ayaa ku riyooda inay helen lacag soo gasha iyagoo aan maalin kasta saacado badan shaqayn. Tani waa waxa loo yaqaan passive income, ama dakhliga jogtada ah ee ku soo gala xitaa marka adan si firfircoon u shaqayn. Dunida maanta u tiknolajiyadu si xawali ah u kobcayso, fursdaha lagu aburi karo passove income way sii badanayan.
qof kasta wuxuu doonaya xoriyad dhaqaale, laakin inta badan daka waxay ku tirsan yihin hal il dhaqaale oo ah musharka shaqada. Haddi shaqadaas lawaayo, dakhliga sidu kale wuu istagaya. Passive income aya xal u noqon kara arintan, madama uu kuu oggolanyo inad hesho ilo dhaqale oo kala duwan.
Maqaalkan waxaan ku baran doona waxa u yahay passive income, fa’idoyinkiisa, noocyadiisa, sida loo bilabo, iyo qaladaadka laga fogado.
waa Maxay passive income?
Passive income waa lacag ama dakhli aad hesho ayadoo an u baahnayn inad si jogto ah wakkti badan ugu bixiso. Tani macnaheedu ma aha inad gabi ahamba shaqayan weydo, balse waxad maka hore galinaysaa dadaal, waqti, ama lacag, kadibana dakhliga aya si jogto ah ku soo gala.
Tusaale ahaan
- Website ku soo xareeya lacag xayeysiis.
- buug aad qortay oo si joogta ah u iibiso
- guri aad kiraysay
- Malgashi kuu soo sara fa’ido.
Passive income wuxuu ka duwan yahay active income oo ah lacagta aad ku hesho shaqada tooska ah sida musharka, ganacsiga maalinlaha ah.
Maxay muhiim u tahay inad hesho passive income?
- Xorriyad Dhaqaale
Passive income wuxuu ka kacaawinayaa inad yareyso ku tirsananta musharka keliya. Haddi hal il dhaqaale istagto, waxad weli haysta ilo kale.
- waqti dheraad Ah
Marka ilahaga dakhliga ay shaqayanayan, waxad heli karta waqti badan aad kula qaadato qoyskaaga, waxbarashadaada, ama mashariic kale.
- kobcinta Hantida
Dakhliga joogtada ah wuxuu kuu oggolanaya inad lacagta dib u maalgeliso si ay hantidadu u korodho.
- Badbaado Dhaqaale
Marka ay dhacaan Xaldo Adag Sida Shaqo la’an ama dhaqaale xumo, passive income wuxu noqon kara il muhim ah u ku tageerta.
Noocyada passive income
- Blogging iyo Website-yada
Blogging-ku wa mid ka mid ah hababka ugu caansan ee passive income lagu hello maanta.
Marked qorto maqaalo tayo leh oo dad badan danaynayaan, waxad lacag ka heli karta:
- Google AdSense
- Affiliate marketing
- Sponsored posts
- Ibinta Adegyo Ama alabooyin
Website Si Wanagasan loo Mareyo Wuxu Sannado Badan Kuu Soo Sari Kara Dakhli.
- Affiliate marketing
Affiliate marketin waa inaad xayeysiiso alaab ama adeed shirkad leedahay kadib komishan kahesho iibkasta oo ka yimaada linkigaaga
Faa’iidooyinka affiliate Marketing:
- Uma Bahnid Inaad alaab Samayso.
- Kharsh yar ayuu ku bilaabma.
- waxa lagu samayn karaa website ama social media
- YouTube
YouTube waa il kale oo weyn oo passive income ah.
- Markad Samayso Muuqaallo Fa’ido Leh
- Xayersisyada ayaa lacag ku soo sari kara.
- Sponsorship Ayad Haliy Kartaa.
- Affiliate links ayaad isticmaali kartaa.
Fiidiyow Hal Mar la Sameyay Aya Sanado Badan Daawasho Heli Kara.
- Qorista Buugagta Dhijitalka Ah
E-books waa haba ad u fiican oo lagu hello dakhli joogto ah.
waxaad qori Karta
- Bougag Maliyadeed
- bugaag waxbarasho
- bugaag ganacsi
marka la daabaco, dadka aya iibsanaya markasta oo ay u bahdaan.
- Kirayant Guryaha
Haddi aad ledahay hanti ma-gurto ah, waxad ka heli karta passive income adigoo kiraynaya.
Tusaloyin: guri, dukaan ,Xafiis, dhul
Kiradu waxay kuu noqon karta il dhaqaale oo joogto ah.
- Maalgashiga saamiyada
Saamiyada Shirkadaha qaarkood waxay bixiyaan Dividend Ama Fa’ido Jogto Ah.
maalgashadayaasha badan waxay isticmaalaan habkaan si aay u helan lacag sannad kasta.
- Sameyanta koorsooyin Online Ah
Haddi aad aqoon gaar ah leedahay, waxaad abuuri karta courses online ah.
Tusaale Ahan
- Ganacsi
- Technology
- Luqado
- suuq-geyn
Sida loo bilaabo passive income
Talaadaba 1aad Dooro Xirfad Ama Fursad
Marka hore qimee waxa aad taqaan ama aad xisaynayso. Is waydii
Maxaad ku fiicantahay?
Maxa dadka bari kartaa?
Maxaa suuq kaleh internetka?
Tallabada 2: Samee Qorshe
Qorshe la’an guul Ma Jirto. Qorshahaagu waa inuu ka jawabaa
- ujeedadaada
- Misaniyaddaada
- waqtiga aad heli karto
Tallabad 3: Dhis hanti dhigital ah
Hantida dhijitaalka ah waxaa kamid ah
- Websites
- YouTube Channel
- e-book
- koorso Online Ah
kuwaani waa hantida si shaqayn karta xitaa marka aad nasanayso.
Tallabada 4aad: dulqaad yeelo
Passive income ma aha hab lagu tajiro hal habeen gudaheda. waxay qaadan Karta
- Bilaha Ugu Horreysa
- halsano Ama dhowrsano
Dulqaadka iyo joogtayn waa furaha gusha.
Kaladadka laga fogado
- Inaad Raadiso Lacag Degdeg Ah
Dad badan waxa ay filayaan natijoyin degdeg ah. Xaqiiqdu waxay tahay in passive income u baahanyahay waqti iyo dadaal
- Aqoon La’an
Ka hor intadaan bilaabin malgashi ama ganacsi online ah, baro sida uu u shaqeeyo.
- Hal il dhaqaale oo keliya
Ha ku tirsan hal il waxaa wanagsan inad ledahay dhowr ilo dakhli.
- Joojinta Hore
Dad badan waxay quustaan kahor inta aysan arkin natijo. joogtayntu waa furaha ugu muhiimsan.
Passive income iyo blogging
Blogging-ku wa mid ka mid ah habbaka ugu habboon ee somaaliya. Sabaha:
- Kharsh yar age ku bilabma.
- waxaad kaga shaqayn kartaa meel kasta
- suuq weyn Aya Jira.
- Dakhliga aya kor u kici kara waqti ka dib.
Haddi aad leedahay websiteyada sida Qaran finance, waxaad qori kartaa maqaalo ku saabsan • Kaydinta Lacagta, Malagashiga iwm.
Marka taraafikada internetka uu kordho, dakhliga AdSense iyo affiliate marketing sidoo kale wuu korodhayaa.
Mustaqbalka passive income
- Tiknolajiyada casriga ah aya si kordinaysa fursdaha passive income. Mustaqbalka waxaa si kordhi doono
- AI- based business
- Digital products
- online education
- Content creation
- E-commerce
qofka maanta bilaaba innu dhiso hanti dhijitaal ah wuxuu yelan kara fa’iido waawayn sannadaha soo socda.
Gunanaad
Passive income waa mid ka mid ah siyabaha ugu wanagasan e lagu gaaro xoriyd dhaqaale iyo nolol deggan. Inkastoo u baahan yahay dadaal iyo dulqad bilowga hore, fa’ida laga helo mustaqbalka aya noqon karta mid aad u wayn.
Haddi ad rabto inad bilowdo, dooro hal waddo sida blogging, affilicate marketing, youtube, ama maalgashi, kadibana si joogto ah uga shaqey. Xusuusnow in guusha Passive income aysan ku iman hal habeen kaliya, balse ay tahay natiijo qorshe, aqoon, iyo jogtayn.
Qofkata wuxuu awood u leeyahay innu dhiso ilo dakhli oo joogto ah haddi u diyar u yahay innu maanta bilabo tallabooyinka sax ah.


very good